CAll Us: +252 63 4256000 | +252 65 9256000 Live Chat Submit Ticket
Shirkadda Nashqadaha ee SOMSITE oo Qiime-dhimis ballaadhan ku soo bandhigtay Carwada Ganacsiga Somalilan.

Shirkadda Nashqadaha ee SOMSITE oo Qiime-dhimis ballaadhan ku soo bandhigtay Carwada Ganacsiga Somalilan.

Hargeysa, July 9, 2012 (Weedhsan) – Shirkadda Nashqadaynta iyo samaynta Website-yada ee SOMSITE oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya carwada 2aad ee ganacsiga Somaliland ee ka socota Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa halkaasi ku soo bandhigay adeegyo muhiim ah oo dadweynaha loogu talogalay.

SOMSITE Designs oo carwada kaga qaybgalaya adeegyada nashqadaynta ee kala duwan, samaynta Website-yada iyo adeegyo kale oo la xidhiidha Tiknoolojiga casriga ah ayaa muddada carwadu socoto fidisay qiimo-dhimis ballaadhan. Read More »

WordPress and WHMCS integration by i-Plugins