CAll Us: +252 63 4256000 | +252 65 9256000 Live Chat Submit Ticket
HAN & HIMILO: SOMSITE, Himalada iyo Halabuurka Ganacsi ee Dhalinyarada

HAN & HIMILO: SOMSITE, Himalada iyo Halabuurka Ganacsi ee Dhalinyarada

SACAD MUUSE CABDI: “Waxaannu u Taagannahay inaannu qofka farxaddiisa u rumaynno” – Hargeysa, March-April 2013, (WEEDHSAN) – “Waa fekred ka duwan fekradihii ganacsi ee dalka ka jiray oo ka timid dhalinyaro isugu jirta

saddex wiil iyo laba gabdhood. Waxaannu qabannaa xafladaha guud ahaan. Xafladaha shirkadaha waaweyn, shirarka jaraa’id, xafladaha qalinjebinta, xafladaha dadweynaha, sida dhaqaale ururinta iyo xafladaha shakhsiyeed sida aroosyada iyo wixii la mid ah” ayuu yidhi Sacad Muuse Cabdi. Read More »

WordPress and WHMCS integration by i-Plugins